Job Description
waxaanu qaadanaynaa shaqaale intenship ah oo social media marketing sameeya, wiigiiba laba video ugu yaraan, mudada uu soconayo waa 3-6 bilood, ardaygu wuxuu helayaa khibrad, iyo shahaado cadaynaysa inuu nala soo shaqeeyey(recomendation), hadii sifiican shaqadiisa uguto oo dhamaysto intenshipka oo sidoo kalena uu jaanis shaqo soo baxana mudnaanta ayaa la siinayaa dhanka shaqa siinta